Martida: Danjire Cabdixakiin Ugaas

Martida Makrafoonka

Barnaamijkeena Martida Makaroofanka waxa Marti ku ah danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia Cabdixakiin Ugaas Cali Yaasiin oo ka hadlaya Soomaalida ku nool dalka Indonesia ay waxyaabaha ay ka qabtaan.

Waxaa innala socodsiinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makrafoonka