Faaqidaadda: Nooca Doorashada 2016-ka

Doorasho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa aan diiradda ku saareynaa; Habka ama nooca ay noqon doonta doorashada Soomaaliya ka dhici doonta sanadka 2016-ka.

Wariye Maxamed Cabdi Sandheere oo ka titrsan Laanta Af-Soomaaliga ee VOA oo jooga Washington ayaa mowduucan kala sheekeystey mas’uuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedyada haatan dalka ka dhisan iyo aqoonyahanno kale.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka