Wicitaanka: Qusul Xuseen iyo Dahabo Sooyaal

Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Soomaali badan oo ku godoonsaday dalka Yemen ee colaadku ka socoto, kuwaasoo ku sugan xaaladdo adag, waxaana marti ku ah Xuseen Xaaji Axmed oo ah qusulka Soomaaliya ee dalka Yemen oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho iyo Dahabo Cabdi Faarax (Dahabo-Sooyaal) oo ah guddoomiyaha guddiga qaxootiga Soomaalida ee dalka Yemen.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitanka Dhageystaha