Faaqidaadda: Khilaafka Xisbiga Kulmiye

Kulmiye

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan ku eegeynaa Khilaafaadka ka dhex aloosan xubnaha Xisbiga Kulmiye iyo saameynta uu ku yeelan karo xisbigaasi arrimahaasi. Waxa soo diyaarisay soona jeedineysa barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka Sahra Ciidle Nuur oo Washington Joogta.

Your browser doesn’t support HTML5

Doodda Jimcaha ee Muranka Xisbiga Kulmiye