MN: Tababare Abaal-marin la Guddoonsiiyey

Tababare Ahmed

Xafiiska Sheriffka ee degmada Hennepin ee gobolka Minnesota ayaa abaal-marin guddoonsiiyey Axmed Cabdi Ismaaciil oo ah tababare kubadda cagta ah, kaas oo leyliya dhalinyaro Soomaalida Maraykanka ah oo da'doodu u dhaxayso 6-18 sano. Xafiiska ayaa sidoo kale dad kale abaal-marin siiyey.

Haddaba wariyaha VOAda Maxamuud Masacadda ayaa wareysi la yeeshay tababare Axmed iyo Cabdi Maxamed oo ka mid ah xafiiska Sheriffka. Waxa marka hore dareenkiisa ka hadlaya Tababare Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Tababare Axmed