Barn. Faaqidaadda: Warbixintii Kooxda QM

Map of Somalia

Barnaamijka Faqidaadda toddobaadka, waxa uu ku saabsan yahay warbixintii kooxda QM u qaabilsan la socoshada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea ay soo bandhigtay, oo xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya la xiriirisay musuq maasuq. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan ee hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka faaqidaadda toddobaadka