Martida: Jeneraal Indha Qarshe

Jeneraal Indha Qareshe

Barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneral Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe, oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan eedeymaha kooxda QM u qaabilsan la socodka cuna qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea. Waxaa barnaamijka London kusoo diyaariyey weriyaheena Ridwaan Xaaji Cabdi Weli.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida: Jeneraal Indha Qarshe