Barnaamij Taxane: Caruurta Ku Dhalata iinta

Waxaa sannadihii ugu dambeeyey soo badanayey caruurta ku dhalanaysa xaalado caafimaad oo aanan kaamilka aheyn.

Gudaha Soomaaliyana, meelo badan ayay carrurtaasi ku soo badanayeen. Haddaba maxaa u sabab ah carruurta ku dhalanaysa iinta?

Waa mowduuca barnaamijyo taxane ah oo aynu ku eegayno carruurta ku dhalata caafimaad-darrada oo la sheegay inay Soomaaliya kusoo badanayaan. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta 1aad

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta2aad

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta3aad

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta4-aad