Wareysi Gaar ah: Maareeyaha Shirkadda Soma Oil

Shirkadda Soma Oil and Gas oo qandaraas shiidaal baaris ah kula jirta dawladda Somalia ayaa mar kale diidday eedeymaha loosoo jeediyey ee ah in si qeynuunka garab marsan ay hawlaheedda u waddo.

Haddaba Idaacadda VOA, laanteeda afka Soomaaliga ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Maareeyaha Guud ee shirkadda Bob Sheppard.

Wariyaha VOAda ee magaalada London Ridwan Xaaji Cabdiwali oo wareysig la yeesha ayaa ugu horeyn weydiiyey waxa ay shirkaddu qabato, qaab dhismeedkeeda iyo dadka xubnaha ka ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Shirkadda Soma Oil and Gas