Magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu qabtay kulan lagaga wada hadlayo caruurta xaaladaha aan caadiga ahayn ku soo dhalata, iyadoo ay isugu yimaadeen qaybaha aalaaba daneeya caafimaadka caruurta , waxaana kulankaasi soo qaban qaabiyay Cisbitaalka Edna.
Aasaasaha Cispitalkan Drs. Edna Aadan Ismaciil ayaa wariayah VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwa uga warantay ujeedada kulanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Wereysi Edna