Martida: Cabdiwaaxid Sh Cusmaan Qalinle

Abdiwahid Qalinle

Barnaamijka Martida Makaroofanka waxaa todobaadkan marti inoogu ah Prof. Cabdiwaaxid Sh Cusmaan Qalinle oo ka mida aqoonyahano bulshada Soomaalida oo kala hadlaya qaabka loo xoojin karo nidaamka dalka ka jira hada.

Halkan Ka dhageyso

Your browser doesn’t support HTML5

News-Maker