Barnaamijka Qurbe: Buugga Sheekh Maxamed Idriis

Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan buuq uu qoray Sheekh Maxamed Idriis oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Maraykanka.

Sheekh Maxamed Idriis

Barnaamijka waxa inoo diyaariyey Maxamuud Mascadde, waxase soo gudbinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Qurbe ee Sh. Maxamed Idriis