Banadir Human Development ayaa kulan caruurta agoonta ah loogu gargaarayey ku qabatay Minneapolis, waxaana ujeedada barnaamijkani uu yahay in taageero loo fidiyo caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada Muqdisho, halka ay rajo badan ka qabaan inay gaadhsiiyaan gobollada kale ee dalka.

Kulanka Minnesota
Waxgarad badan iyo masuuliyiinta ururkan ayaa ka qaybgalay kulankan, haddaba Weriyaha VOA Maxamuud Mascadde oo kulankaas ka qaybgalay ayaa warbixintan nooga soo diray.
Kulanka Minnesota
Your browser doesn’t support HTML5
Barnaamijka Qurbe