Tartanka Ciyaaraha Premier League oo Bilawday

Dalka Britian waxaa ka furmay shalay tartankii Cayaaraha ee Premier League kaas oo ka mid ah tartamada ugu caansan dunida, waxana cayaaray qaar ka mida kooxaha ugu waaweyn.

Haddaba tartankan cayaaraha ee furmay waxaa garoomadaha ka daawanayey Cabdinaasir Ismaaciil oo ku magacdheer Cabdinaasir Sola oo ka faallooda arrimaha Cayaaraha, Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka Telefoonka ugu waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciyaaraha