Xaaladda magaalada Marka ayaa deggan maanta kadib shaqaaqooyin dad rayid ah ay ku dhinteen oo shalay ka dhacay. Mas’uuliyiinta dawladda ayaa sheegay inay marag-ma-doonto tahay in shalay ay dad rayid ah ku dhinteen magaalada, waxayse eedda dusha ka saareen Al-Shabab oo ay ku eeedeeyeen inay shacabka ku dhex dhuunteen.
Waraysi aan la yeelanay Guddoomiye ku Xigeenka Amniga ee gobolka Shabeellada Hoose Cali Nuur Maxamed halkan hoose ka dhegeyso.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararka ugu dambeeyey ee Marka