Ciid Wanaagsan

Eid Promo

Dunida maanta oo Jimce ah waxaa looga dabbaaldegayaa munaasabadda Ciidul-Fitriga. Magaalooyinka Soomaaliya iyo Geeska Africa waxaa la sameeyay xusas dadku ay ugu dabbaaldegayaan ciidda.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda ciidda ku diray shacabka Soomaaliyeed isagoo ku booriyey in la dhawro midnimada iyo qarannimada dalka

Hoos ka dhageysto warbixin ku saabsan ciidda.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ciidda