Shirka IGAD ee Xawaaladaha Soomaalida

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa ka furmay shirweyne caalami ah oo ku saabsan Maaliyadda iyo horumarka, waxaana shirkaasi barbar socda shir ay iska kaashadeen Sanduuqa Horumarinta ee Qaramada Midoobay ee UNDP iyo urur goboleedka IGAD kaasi oo looga hadlayo arrimaha Xawaaladaha,

Xuseen Barre ayaa arrintaasi ka waraystay Xuseen Cabdi Xalane oo Wakiilka gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha xawaaladaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka IGAD ee Xawaaladaha iyo Maalgashiga