3,500 oo Qaxooti ah oo Gaadhay Boosaaso

Dekadda magaalada Boosaaso ee Puntland waxaa shalay gaadhay Markab siday qaxooti gaadhaya 3,500 oo qof oo ka tagay dalka Yemen.

Qaxootigan waxaa u badan haween iyo caruur, haddaba Sahra Cabdi ayaa qaxootiga gaadhay Boosaaso iyo tirada guud ahaan qaxootiga ku sugan Puntland waxay ka wareystay C/laahi Xaashi Qoobdeero, Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Puntland.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootiga Boosaso