Taxanaha Ammaanka Internetka Qaybta 4aad

Horumarka ay dunnidu ka samaysay dhinaca internetka oo faa’iido weyn u horseeday nolosha aadamaha waxaa mataanneeya dhibaatooyin iyaguna la socdo horumarkaas.

Haddaba billowgii farsamada casriga ah, horumarka ballaadhan ee laga sameeyey iyo dagaalka qarsoon ee internetka ayaa ah mowduuca Barnaamijyo Taxane ah oo aannu idiin hayno.

Qeybtii Afraad ee Barnaamijyadaasi ayaannu idiin soo gudbinaynaa, waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Taxanaha Ammaanka Internetka Qaybta 4aad