Warbixin: Qoysaska Soomaalida ah ee Ubadka laga Qaato

Waalidiinta Soomaalida ee ku nool qurbaha ayaa mararka qaar la kulma in dawladdu ay ka la wareegto ubadka, arrintaasi oo sababo kala duwan leh.

Waxaana ay arrintan saamayn ku yeelatay nolosaha ubad badan iyo qoysas soomaaliyeed gaar ahaan qaaradda Yurub.

Qaybta hoose ee boggan ka hegayso warbixin gaar ah oo ay VOA ku eegayso sababaha keena arrintaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Ubadka laga qaato Soomaalida Qurbaha