Puntland oo Dhaliishay Dawladda Somalia

Abdiweli Gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn u dhaliilay dowladda Somalia, gaar ahaan ku lug lahaanshaheeda maamulka Gobolada Dhexe.

Mr. Gaas ayaa ka hadlayay Xuska 55-guurada markii Soomaaliya xornimada qaadatay.

Wariyeheenna Magaalada Garowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo Eedaysay Dawladda Federaalka