Saameynta Qalalaasha Yemen ee Ganacsiga Soomaalida

Dagaallada iyo colaadda ka socota dalka Yemen waxay saamayn ku yeelatay dalka Soomaaliya. Waxaa Soomaaliya soo gaaray kumannaan kun oo qof oo kasoo cararaya waddnakaasi.

Dhinaca kalena dagaalkan waxa uu saameeyey ganacsigii Soomaalida iyo wax soo saarkii loo dhoofin jiray waddankaasi iyo weliba adeegyada kale, sida socdaalka iyo soo dejinta.

Qaybtii kowaad ee Barnaamijyo Taxane ah oo aan kaga hadlayno Saamaynta Qalalaasaha Yemen ee Dhaqaalaha iyo Nolosha Soomaalida waxaa warbixintan nooga diyaarisay weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac.

Dhageyso warbixinta

Your browser doesn’t support HTML5

SAAMEYNTA QALALAASAHA YEMEN