Muqdisho: Weerar lagu Qaaday Xarun Ciidan

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gaadhi miinaysan lagu weeraray goob ay ku tababartaan ciidamada nabadsugidda ee Soomaaliya.

Dad ka agdhow goobta weerarku ka socdo ayaa sheegaya inay maqlayaan rasaas xooggan oo dhacaysa.

Faahfaafinta weerarkan hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbinta weerarka ka dhacay Muqdisho