Taxanaha Caqabadaha Nabadda Somalia

NABBAD

NABBAD

Waxaan ku eegeynaa caqabadaha dhinaca military ee ku horgudbanaa ciidamada Nabad ilaalinta Amisom iyo Guulaha ilaa iyo hadda ay gareen:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Taxanaha Nabadda Somalia Qeybta 1aad

Wuxuu ku saabsanyahay caqabadaha ku horgudbanaa ciidamada xoogga dalka Somalia:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Taxanaha Nabadda Somalia Qeybta 2aad

Waxaan ku eegeynaa qabyaaladda iyo quursiga iyo saameynta ay ku leeyihiin khilaafadka siyaasadeed ee Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Taxanaha Nabadda Somalia Qeybta 3aad

Waxuu ku saabsanyahay dhiigga cusub ee rajada nabadda Somalia.iyo aragtida qaar ka mid ah aqoonyahanka, siyaasiyiinta, iyo wax garadka Somaliyeed ay ka qabaan caqabadaha weli horyaala iyo sida looga gudbi karo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Taxanaha Nabadda Somalia Qeybta 4aad