Tarbiyaynta Waalidka ee Carruurta qurbaha ku korta.

Waxaa soo badanaya dhibaatooyinka soo wajaha waalidka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, xilliga tabriyeynta carruurtooda ku dhalatay qurbaha, iyadoo dhibaatooyinkani ay walaac badan ku abuureen waalidka iyo carruurta labadaba.

Haddaba Cabdiraxmaan Xuseen Furre ayaa warbixintan innooga diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

BARBAARINTA