Doodda Mooshinka Jubbaland oo Baaqatay

Baarlamaanka

Waxaa maanta la filayey inuu magaala Muqdisho ka qabsoomo fadhi uu yeelan lahaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, hase ahaatee fadhigaas ayaa baaqday ka dib markii ay soo xaadiri waayeen mudanayaan ku filan si uu fadhigu u furmo.

Haddaba Caasho Cuud ayaa khadka taleefoonka ku wareystay, Xidlhibaan Daahir Amin Jeesow, oo ka mid ah xildhibaannada mooshinka wada.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamaanka Somalia