Wicitaanka: Prof: Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha oo uu todobaadkan marti ku yahay Prof: Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo maadada sharciga ka dhiga jaamacadda Minnesotta ayaa waxa yy ku saabsanyahay colaadda bariga dhexe iyo kaalinta dowladda Mareykanka.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha