Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa dadaal ugu jira sidii xabsiga looga soo saari lahaa 6 dhalinyaro soomaali Mareykanka ah oo loo haysto argagixiso, kuwaasoo lagu eedeeyey inay damacsanaayeen inay u safraan dalka Syria.
Your browser doesn’t support HTML5
Somalida Minnesota