Bosaso: Qaxooti loo Rarayo Deegaamadoodii

Magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland waxaa maanta laga ambabixiyey qaar ka mida dadkii Soomaalida ahaa ee ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haysa Faadumo Yaasiin Jaamac weriyaha VOA ee Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Boosaaso