Mareykanka oo Xuquuqda Aadanaha Wax Laga Weydiinayo

Afartii sanaba Mar ayaa 193ka dal ee ku jira Qaramada Midoobay waxaa dib u eegis lagu sameeyaa heerka dalal kasta ee dhowrista xuquuqda Aadanaha.

Maalinta isniinta ah ee berito ayaa Qaramada Midoobay ay dib u eegis ku sameyneyaa dalkan Mareykanka oo isu arka horyoolka xuquuqda dhowrista xuquuqda aadanaha ee dunida.

Waxaa sidoo kale dib u eegistan ay si gaar ah xoogga u saartaa wadamada dhowrista xuquuqda aadanaha ay liidato oo ay ku jiraan dalal Afrikan ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysi & Falanqeyn ku aadan xuquuqda aadanaha