Bay: Eedeysanayaal Dil iyo Xarig lagu Xukumay

Bartamaha Baydhabo

Maxkamadda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa hal nin xukun dil ah ku ridday, halka labo kalena midkiiba shan sano oo xarig ah ay ku xukuntay, dadkan ayaa lagu helay inay dil iyo dhac geysteen.

Wariyaha VOAda ee Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xukunka Baydhabo