Wareysi Gaar ah: Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waraysi khaas ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay booqashada Xoghayaha Arrimaha Diebadda ee Marayaknaka John Kerry.

Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha ay kaga hadleen kulankii uu la yeeshay.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysiga Madaxweynaha Jabuuti