Urur Samafal oo Qalab Caafimaad u Diray Somalia

  • Mohamed Olad

Dahran Muse

Barnaamijkeenii qurbe, oo aad todobaad walba habeenka isniinta ah aad ka dhageysataan idaacadda VOA laanta afka Somaliga ayaan aalaaba ku soo qaadanaa qodob la xiriira waaya, waxqabadaka, horumarka, dib u dhaca iyo caqadaha la soo dersa quba joogta.

Todobaadkan waxaan ku eegeynaa urur sama fa loo la yirahdo Somali Women and Children Empowerment oo fadhigiisuyahay dalkan Mareykanka oo deeq qalab caafimaad ah u diray cusbitallo ku

yaala meelo ka mid ah Somalia

​Dahraan Muuse Xaashi oo ururkan samafal madax u ah ayaanu ku wareysanay barnaamijkeena Qurbe ee todobaadkan/

Halka hoose ee qoraakan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Urur Samafal oo Deeq Gaarsiiyay Somalia