Somaliland: Gudd. Maxkamadda Sare oo la Casilay

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Silaanyo ayaa jagadii gudoomiyenimada ka qaaday gudoomiyihii maxkamada Sare ee Somaliland Yusuf Ismaciil Cali, taasi oo uu ku sababeeyey cabashooyin is daba joog ah oo dadwaynuhu ay ka muujiyeen gudoomiyaha iyo garsoorka Somaliland waa sida uu warkan ku sheegayo wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso casilaadda Somaliland