Magaalada Boosaaso waxaa soo gaadhay qaxooti kala duwan oo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, Masuuliyiinta Puntland ayaa qaxootigan ku qaabilay dekedda magaalada Boosaaso.
Somali Refugees from Yemen
Haddaba weriyaha VOA ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa la sheekaysatay qaar ka mida qaxootiga ka soo cararay dagaallada Yemen waxayna nooga soo dirtay warbixintan:
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin Somali Qaxooti ka yimi Yemen