Puntland: Tirada Qaxootiga Yemen oo Badatay

Mas’uuliyiinta Mamaul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah ee kasoo laabanaya Yemen ay haatan tiradoodu ka badan tahay 200 qof.

Dadkan ayaa ku imanaya doonyo, waxaana ay kasoo cararayaan colaadda dalka Yemen.

Faahfahinta warkan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Tirada Soomalida ka soo qaxday Yemen oo ku soo badanaya Puntland