Wareysi: Ciyaaryahan Aweyn M. Arbow (Aweys Fuundi)

Iyada oo ciyaarihii kubadda cagta ee garoomada dedan ay wali ka socdaan gobolka Ohio ayaa waxay VOA wareysi la yeelatay ciyaaryahan Aweys M. Arbow (Fuundi) oo horay uga tirsanaa kooxdii Horseed iyo Xulka Qaranka Somalia.

Wariyaha VOAda ee Minneapolis oo hadda ku sugan magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa wareysiga la yeeshay Ciyaaryahan Aweys Fuundi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Aweys Fuundi