Ohio: Tartanadii Kubadda Cagta oo Columbus ka Bilowday

Tartamo sanad walba lagu qabto magaalada Columbus, gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa Khamiistii shalay ka furmay magaaladaas, iyada oo ay ka qeyb galayeen ciyaartoy ka kala timid sagaal gobol oo dalka Maraykanka ah.

​Wariyaha VOAda ee gobolka Minnesota oo haatan ku sugan gobolka Ohio ayaa la kulmay Bashiir Maxamuud Cilmi oo ka tirsan dadka tartanka soo qabanqaabiyey.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ciyaaraha K. Cagta ee OHIO