Soomaali ka Qaxday Yemen oo Puntland Gaaray

Muuqaalka Dadka Soomaalida ah ee ka soo qaxay dagaalka Yemen

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in markii ugu horraysay dad Soomaali ah oo kasoo cararay colaadda dalka Yemen ay yimaadeen magaalada Boosaaso.

Dadkan ayaa doon kaga soo baxay xeebaha dalka Yemen.

Qaxootigan ayaa la sheegay inay tiradoodu ka badan tahay 90 qof.

Qaar ka mid ah ayaa uga warramay VOAda sida ay ugu suurtagashay inay u ssoo baxaan, iyo dhibaatadii ay la kulmeen.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku Saabsan Soomaali ka soo cararay Yemen oo gaaray Boosaaso