Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo badhtamaha magaalada Muqdisho, Waxana warar hor dhac ahi ay sheegayaan in goobta qaraxyadani ka dhacayaan ay tahay hotelka Maka Al Mukarama oo ku yaalla jidka mashquulka badan ee Maka Al Mukamara.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco VOA