Amb. Maxamed C. Ameriko oo ka Hadlay Gidaarka Kenya

Maxamed Cali America

Saraakiil ka tirsan Kenya ayaa dhowaan soo jeediyey in xayndaab ama darbi la dhexdhigo meelo ka mid ah xuduudda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, tallaabadan ayaa dadkuna ay fikrado kala duwan ka bixiyeen.

Haddaba safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa sheegay inaanay dawladda Kneya ka haynin wax war ah oo rasmi ah oo ku saabsan darbi laga dhiso xuduudda. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sida uu u arko warka ku saabsan dhismaha darbigan.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirka Somalia u jooga Kenya