Horumarka Dhismaha Muqdisho 25 Sano ka Dib

25 Sano kadib oo bur bur xoog leh ay soo martay magaalada Muqdishu ayaa haatan waxaa ka muuqanaya horumar muuqda oo dhinaca dib u dhiska ah. Wariyaheena Hussein Hassan Dhaqane oo haatan ku sugan Muqdishu ayaa warbixin uu ku eegayo did u dhiska ka socda magaalada inoo soo diray.

Dhageyso warbixin dib u dhiska Muqdisho:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta dib u dhiska Muqdisho