Al-shabab oo Muddo Kooban Xalay Qabsatay Wanlaweyn

  • Mohamed Olad

Laba qof aya aku dhimatay weerar ay xalay ururka al-shabab ku qaadeen magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose. Dadka magaalada ayaa sheegay in maleeshiyad al-shabab ay muddo kooban haysteen saldhigga booliiska magaalada ka hor intii aysan ka bixin. Goobjoogan oo magaciisa qariyey sababo dhinaca amniga ah ayaa VOA uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wararka la Xiriira Qabsashada Al-shabab ee Wanlaweyn