Cafiska Dowladda ee Al-shabab oo Weli Furan

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay weli furanyahay cafiskii loo fidiyey dhalinyarada ka tirsan ururka Al-Shabab, cafiiskaasi oo soo baxay bishii Sebtember ee sannadkii hore.

Dawladda ma shaacin tirada dhabta ah ee ka faa’iidaysatay cafiskan. Haddaba waxtarka cafiskan iyo dhaqangalkiisa ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Maxamed Faarax Al-Ansari oo ka shaqeeya arrimaha dhaqancelinta dhalinyarada kasoo baxda ururka Al-Shabab. Wareysi oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Cafiska Al-shabab ee Dowladda