Wada-hadalladii Istanbuul oo Burburay

Wada-hadalladii magaalada Istanbul uga furmi lahaa ergooyinka Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bur-buray.

Dowladda ayaa Somaliland ku eedeynaysa inay mas'uul ka tahay burburka wadahadallada kadib markii ay Somaliland ku adkaysatay inaysan la fadhiisanayn xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku jira ergada dowladda.