Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Somalia

Barnaamijka wicitaanka ee todobaadkan waxaa marti ku ah Wasiisrka Waxbarashada ee dowladda Somalia, Qadar Bashiir Maxamed oo ku suggan magaaladan Washington.

Waxaa barnaamijka uu ku saabsanyahay tayada waxbarashada Somalia, ardayda loo diro deeqaha waxbarasho ee dibadda iyo mashruuca aada dugsiyada.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalka ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha