Prof. Siciid Sheekh Samatar oo Geeriyooday

Prof. Siciid Samatar

Prof. Saciid Sheekh Samatar oo ahaa Professor Taariikhda Afrika ka dhiga Jaamacadda Rutgers University ayaa xalay dalkan Maraykanka ku geeriyooday.

Professor Samatar waxa uu ahaa aqoonyahan si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida isla markaana qoraallo iyo tacliiq badan ka sameeyey Soomaaliya, Amuuraha Maraykanka iyo Afrika inataba

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Cilmiga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda adduunka ka dhiga Macalester College ee Gobolka Minnesota ayaa VOAda uga warramay Taariikh nololeedkii iyo aqoontii Allaha u Naxariistee Prof. Saciid Sheekh Samatar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso waryisga taariikhda Prof.Siciid Samatar