Amaanka Mall of America oo la Adkeeyay

Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka suuqa weyne ee Mall of America kaddib markii ay maleeshiyada Alshabaab ku hanjabtay in ay weerar ka geystan doono suuqyada waaweyn ee waddamada reer galbeedka. Haddaba warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaariyay Cabdiraxmaan Xuseen Furre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Amaanka Mall of America