Warbixin ku Saabsan Hanjabaadda Al-shabab

  • Mohamed Olad

Oil Patch Mall of America

Weli waxaa warbaahinta dalka Mareykanku ay hadal heysaa hanjbaad dhawaan ka soo yeertay ururka Al-shabab oo sheegtay inay weerar ka geystan doono suuqyada waaweyn ee waddamada reer galbeedka.

Inkastoo Somalida Mareykanka io hay’adaha amaankuba ay u arkaan dacaayad, ayaa hadana waxaa suaal la gelinayaan awoodda al-shabab iyo sida weerar noocaasi ah ay ku fulin karto.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin arintan nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Hanjabaadda Al-shabab