Dacwad ooge heer gobol ah ayaa shalay ku soo eedeeyay Abdirahman Mohamud, oo 23 jir ah, kana tirsan Somalida ku nool magaalada Columbus ohio ee dalkan Mareykanka inuu taageere u fidinayay argagixisada, isla markaana uu tagay bariga dhexe.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga ku Saabsan Dacwadda Ninkan